Kooxda Manchester City oo 1—0 uga adkaatay Kooxda Manchester United
Number of View: 65 Isniin, April 30, 2012: Ciyaar aad u xiiso badan oo aad loo wada sugayay ayaa waxay caawa dhexmartay kooxaha isku magaalada ah ee Manchester United iyo Manchester City, iyagoo wada ciyaaray More...
Al-Shabab says Daphne-born terrorist Omar Hammami is still alive
Number of View: 28 By: Debbie M. Lord An al-Qaida-linked Somali militant group, Al-Shabab, says Daphne native Omar Hammami is still alive, according to an Associated Press story. Al-Shabab militants released a statement More...
Ra’iisal Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo kormeeray halka la dejin doono Odayaasha Dhaqanka
Number of View: 45 Isniin, April 30, 2012- Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federalka Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta kormeer ku tagay goobtii la dajin lahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed More...
Labada Manchester middee caawa ciil la hoyan doonta?
Number of View: 26 Manchester City iyo Manchester United waxay isaga hor imanayaan ciyaar ka mid ah kuwii ugu xiisaha badnaa tartanka horyaalka kubbadda cagta Ingiriiska ee sanadkan oo ka dhacaysa garoonka Etihad More...
London model’s return to see Somali roots
Number of View: 64Monday, April 30, 2012-For the first time since the age of three, successful London fashion model, Samira Hashi, has returned to the country where she was born, Somalia – one of the most More...
AU Claims Defeat of al-Shabab in Mogadishu
Number of View: 30Peter Heinlein | Mogadishu The African Union military force in Somalia has declared victory over al-Qaida-linked rebels in Mogadishu. Predicting that the insurgents will soon be crushed nationwide, More...
AMISOM oo sheegtay in ay Al-shabaab kaga adkaatay Muqdisho
Number of View: 47 Isniin, Abriil 30, 2012— Taliyaha waqtigiisu dhammaaday ee AMISOM, Jen. Fred Mugisha oo wareysi siiyay VOA-da laanta afka Ingiriiska ayaa sheegay inay kaga adkaadeen Al-shabaab gudaha magaalada More...
Muqdisho oo dadka naafada ah laga joojiyay in ay gaadiid kaxeeyaan
Number of View: 56 Isniin, Abriil 30, 2012— Taliska ciidanka waddooyinka (Taraafikada) gobolka Banaadir ayaa soo saaray amar dadka aanu lixaadkoodu dhameyn looga joojinayo kexeynta gaadiidka, iyadoo talisku uu More...
Duqa Muqdisho oo Uganda kula kulmay Arday Soomaaliyeed
Number of View: 31Ardayda Soomaalida ah ee wax ka barata wadanka Uganda ayaa kulan soo dhaweyn iyo kala warqaad u sameeyay wafdiga uu hogaaminayo duqa magaalada Muqdisho ahan gudoomiyaha gobolka Banaadir. Kulankani More...
Al-shabaab oo qabsaday Idaacaddii Markabley ee Baardheere
Number of View: 37Isniin, Abriil 30, 2012— Xoogagga Al-shabaab ayaa saakay la wareegay idaacadda Markabley oo ahayd mid madaxbannaan oo muddo dheer ka howl-galaysay magaalada Baardheere ee gobbolka Gedo oo Al-shabaab More...









