Date archive forJune, 2012
IMG_5515
By On Saturday, June 30th, 2012
0 Comments

MADAXWEYNE SHARIIF: “Somaliland raaligelin ayaan ka siinnay wixii dhacay”

Number of View: 27 Sabti, June 30, 2012— Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in maamulka Somaliland ay u geeyeen ralligelin maadaama ay tabanayaan tacaddi horay loogu geystay, ayna More...

Dibadbax 3
By On Saturday, June 30th, 2012
0 Comments

GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR: “Ergooyinka Ansixinta dastuurka waa imaan karaan Muqdisho”

Number of View: 44 Sabti, June 30, 2012 — Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay in Muqdisho ay diyaar u tahay marti-gelinta shirka lagu ansixinayo dastuurka More...

calamada_shirkadda_1
By On Saturday, June 30th, 2012
0 Comments

Xarunta Shirkadda Xawaaladda Mustaqbalka ee Degmada Waaberi oo la dhacay

Number of View: 42 Sabti, June 30, 2012 — Kooxahan oo tiradoodu ahayd afar nin oo sitay qoryo fudud kuna labistaa dharka ciidamada dowladda KMG ah ayaa maanta dhac u geystay xarunta shirkadda xawaaladda Mustaqbal More...

IMG_3771
By On Saturday, June 30th, 2012
0 Comments

Madaxweynaha Soomaaliya oo Balcad booqday

Number of View: 35 Sabti, June 30, 2012— Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho ku jooga degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe, halkaasoo toddobaadkii More...

Burcad
By On Friday, June 29th, 2012
0 Comments

Kooxo hubeysan oo afduub iyo dil u geystay shaqaale Ajnabi ah oo ka howlgalayay Xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya

Number of View: 55 Jimco, June 29, 2012 — Kooxo hubeysan ayaa afar shaqaale samafal ah oo u shaqeynayay haya’dda Norwegian Refugee Council (NRC) ka afduubay maanta deegaanka Dhadhaab ee dalka Kenya oo ku More...

Untitled
By On Friday, June 29th, 2012
0 Comments

Fanaanadda Farxiya Kabayare oo hees kale oo soo saartay

Number of View: 618 Jimco, June 29, 2012-Fanaanadda Farxiyo Kabayare ayaa soo saartay hees kale oo muuqaal, taasi oo qaab casri ah loo duubay. Heestan oo hal-ku-dhiggeedu yahay NAFTEYDAAY RAALO NOQO ayay fanaanadda More...

IMG_5468
By On Thursday, June 28th, 2012
0 Comments

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland oo ku kulmay Dubai (SAWIRO)

Number of View: 61 Khamiis, June 28, 2012— Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa kulan ku yeeshay maanta magaalada Dubai ee More...

DSC04859
By On Tuesday, June 26th, 2012
0 Comments

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo booqday Degmada Balcad (SAWIRRO)

Number of View: 37 Arbaco, June 27, 2012- Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr, Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta booqday Degmada Balcad ee gobalka Sh/Dhexe oo saakay gelinkii hore Ciidamada More...

IMG_5278
By On Monday, June 25th, 2012
0 Comments

Madaxweynaha Soomaaliya oo Addis Ababa kula kulmay Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya

Number of View: 54 Madaxa Xafiiska Madaxweynaha Qeybta Agaasinka Warfaafinta Isniin, June 25, 2012-Addis Ababa, Itoobiya – Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Sharif Sh. Axmed ayaa galabta la kulmay More...

shir
By On Monday, June 25th, 2012
0 Comments

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo shir deg deg ah Muqdisho ku yeeshay

Number of View: 49 Isniin, June 25, 2012 Waxaa galabta shir aan caadi aheyn isugu yimid xaruntooda Golaha Wasiirada, shirkaas oo uu shir gudoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka KMG ah Mudane Dr. More...