Date archive forSeptember, 2012
mour1
By On Tuesday, September 25th, 2012
0 Comments

Hundreds mourn teen killed by car driven by sister

Number of View: 39 Tuesday, September 25, 2012-Hundreds gathered at a Toronto mosque Monday to mourn the loss of a teenage girl who died when she was hit by a car driven by her sister. Fartun Abdulle, 17, was walking More...

villa-somalia1
By On Tuesday, September 25th, 2012
0 Comments

Madaxtooyada Soomaaliya oo beenisay in Ra’iisal Wasaare la magacaabay

Number of View: 73 Talaado, September 25, 2012— War ka soo baxay Madaxtooyada Qaranka ayaa lagu sheegay in aaney jiran magacaabista R/wasaaraha dalka xili maanta magaalada Muqdisho ay ka dheceen rasaas taas oo More...

ciidamo1
By On Tuesday, September 25th, 2012
0 Comments

Ciidamada Jabuuti oo howlgallo ka billaabay magaalada Baladweyne

Number of View: 60 Talaado, September 25, 2012— Ciidamada ka socda dalka Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka midowgga Africa ee AMISOM ayaa gaaray xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan More...

duqeyntii
By On Tuesday, September 25th, 2012
0 Comments

Diyaarado Dagaal oo duqeeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo

Number of View: 78 Talaado, September 25, 2012— Diyaarado dagaal oo aan la garaneyn cidda iska leh ayaa maanta duqeymo xooggan ka geystay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Diyaaradaha More...

baroor
By On Monday, September 24th, 2012
0 Comments

BAROOR-DIIQ: Dadkii lagu xasuuqay qaraxii Muqdisho ka dhacay (VIDEO)

Number of View: 66 Isniin, September 24, 2012- 20-kii bishan waxaa Muqdisho ka dhacay labo qorax oo geystay khasaare aad u faro badan, waxaana qaraxyadaas ku dhintay dad badan oo ay ku jireen wariyayaal caan ah More...

xildhibaanodhaarin
By On Monday, September 24th, 2012
0 Comments

Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan Muqdisho ku yeeshay

Number of View: 53 Isniin, September 24, 2012— Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen waxyaabihii tan iyo markii la dhisay u qabsoomay, iyadoo sidoo More...

Axmed C/salaan iyo Xaaskiisa Falastiin Axmed Iimaan
By On Friday, September 21st, 2012
0 Comments

Siyaasiga Axmed C/salaam oo saxaafadda ka soo muuqday kaddib dhaawacii gaaray

Number of View: 604Axmed C/salaan iyo Xaaskiisa Falastiin Axmed Iimaan   Jimco, September 21, 2012-Siyaasiga Rug cadaaga isbedeldoonka ah ee Somali Canadin-ka ah Ahmed Abdisalam Xaaji Aadan ayaa markii ugu More...

qarax
By On Thursday, September 20th, 2012
0 Comments

Faahfaahin ku saabsan qarax caawa fiidkii Muqdisho ka dhacay

Number of View: 109 Khamiis, September 20, 2012-Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax caawa fiidkii ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya, gaar ahaan Baar Village oo ku yaalla meel More...

hibaaq
By On Wednesday, September 19th, 2012
0 Comments

Fanaanadda Hibaaq Maxamed oo hees ka sameysay isbedelka Soomaaliya

Number of View: 937 Fannaanadda Hibaaq Maxamed ayaa soo saartay hees ay ku cabireyso isbedelka ka dhacay dalka Soomaaliya, iyadoo heestanna ku sheegeysa in dalka Soomaaliya uu ka gudbay Kumeel gaar, isla markaana More...

bash_super
By On Wednesday, September 19th, 2012
0 Comments

Fannaanka Super Khaalid iyo Bashiir Mursal Ciise oo Xaafuun lagu xiray

Number of View: 96 Arbaco, September 19, 2012-Waxaa magaalada Xaafuun ee dalka Gobolka Bari lagu xiray Fannaanka Khaalid Abuukar Cadaani (Super Khaalid) iyo Bashiir Mursal Ciise oo la dhashay Fannaanadda Maryan More...