Date archive forDecember, 2012
al-shabaab1
By On Monday, December 31st, 2012
0 Comments

Al-shabaab oo dagaal ku gooddisay

Number of View: 75 Isniin, December 31, 2012— Xarakada Al-shabaab oo bishan looga qabsaday dagaal la’aan degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada dhexe ayaa sheegay inay wadaan qorsheyaal ay ku weerarayaan More...

dgedo
By On Monday, December 31st, 2012
0 Comments

Xiisad dagaal laga soo sheegayo gobolka Gedo

Number of View: 118 Isniin, December 31, 2012 —Xaalad kacsanaan ah ayaa laga soo sheegayaa magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaasoo ay gacanta ku hayaan xoogagga Xarakada Al-shabaab. Ciidamada dowladda More...

guddoon
By On Monday, December 31st, 2012
0 Comments

Baarlamaanka Soomaaliya oo Xukuumadda ka dalbaday in ay u soo gudbiso tirada Ciidamada iyo Shaqaalaha Dowladda

Number of View: 50 Isniin, December 31, 2012— Baarlamaanka Soomaaliya ayaa weydiistay xukuumadda Soomaaliya inay soo gudbiso tirada ciidamada dowladda iyo shaqaalaha rayidka ah ee mushaarka la siiyo, iyadoo dalabkan More...

Proof: Farah said that he was pulled aside by officials while visiting Portland, Oregon, with his family this Christmas. Farah told how he retrieved his gold medals from his luggage to prove who he was.
By On Monday, December 31st, 2012
0 Comments

Mo problems! Farah quizzed by customs officials in ‘terror bungle’ at US airport

Number of View: 44Proof: Farah said that he was pulled aside by officials while visiting Portland, Oregon, with his family this Christmas. Farah told how he retrieved his gold medals from his luggage to prove who More...

raaxada
By On Sunday, December 30th, 2012
0 Comments

FAA’IIDOOYINKA GUURKA

Number of View: 79 Axad, December 30, 2012—Guurku waxa uu leeyahay shan faa’iido oo kala ah:. 1- Ubad kaa hara:- Faa’iidooyinka guurka tan ugu horreysaa waa sidii lagu heli halaa ubad, si aanay tafiirta dadku More...

Khaliif-Ciise-Mudan
By On Sunday, December 30th, 2012
0 Comments

Wasiirka Amniga Puntland oo ka digay shirar amniga ka dhan ah

Number of View: 52 Axad, December 30, 2012— Kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen qaybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka gobolka Bari, islamarkaana uu kasoo qayb galay wasiirka amniga Puntland, ayaa maanta More...

caanogeel
By On Sunday, December 30th, 2012
0 Comments

Waxtarka Caanaha Geela

Number of View: 296 Axad, December 30, 2012-Caanaha geela waxay leeyihiin waxtar weyn aan la soo koobi karin, lakin waxaan tilmaamaynaa qayb ka mid ah faa’idooyinkaas. 1- caanaha geela waxay ka hortagayaan More...

faroole
By On Sunday, December 30th, 2012
0 Comments

Faroole oo weli ku faro adeygaya Xukunka

Number of View: 78 Axad, December 30, 2012— Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed (Faroole) oo khudbad ka jeediyey xaflad lagu soo xirayey olole caafimaad oo lagu qabtay Isbitaalka weyn ee magaalada Boosaaso More...

xil
By On Sunday, December 30th, 2012
0 Comments

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo Isbaaradii ka qaadday Xukuumadda

Number of View: 29 Axad, December 30, 2012 — Xidlhibannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay miisaaniyadda ay xukuumaddu ku shaqeyn doonto sannadka soo socda ee 2013, kaddib markii More...

libya
By On Sunday, December 30th, 2012
0 Comments

Safaaradda Soomaaliya ee Liibiya oo shaacisay Magacyada dad Soomaaliyeed oo Liibiya ku geeriyooday

Number of View: 87 Axad, December 30, 2012— Iyadoo shalay ay ku dhinteen dalka Liibiya 16-qof oo tahriibayaal Soomaali ah ayaa waxaa lasoo bandhigay magacyada maydadkii dadkaas, iyadoo xaaladda saddex ka mid ah More...