Home » January 31st, 2013
Entries posted on “January, 2013”

Number of View: 88 Thursday, January 31, 2013-There are several reasons why Swedes should support calls for reform of the European Union championed by British Prime Minister David Cameron, argues Mats Persson, president of the Open Europe think tank. British Prime Minister David Cameron gave one of his most anticipated speeches on Wednesday; a speech [...]
January 31st, 2013 | Posted in ENGLISH | Read More »

Number of View: 81 Thursday, January 31, 2013-The president of Somalia has said that “building state institutions” is the priority of his new government. Giving evidence to a joint session of the Foreign Affairs and Development Committees on 31 January 2013, Hassan Sheikh Mohamud praised European assistance for helping to bring about a smooth end [...]
January 31st, 2013 | Posted in ENGLISH,WAREYSIYO | Read More »

Number of View: 127 Khamiis, Jannaayo 31, 2013— Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka jawaabayay hadal uu Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ku sheegay in aqoonsigii uu siiyay Mareykanka dowladda Soomaaliya aanu quseyn Somaliland. Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in aqoonsiga Soomaaliya la siiyay ay dani ugu jirto Soomaalida oo dhan. Isagoo Intaas ku [...]
January 31st, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »

Number of View: 66 Khamiis, Jannaayo 31, 2013— Wasiiradda arrimaha dibadda Somalia, Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa soo dhaweysay dib u soo laabashada xiriirka u dhexeeya dalalka Shiinaha iyo Soomaaliya, kaasoo soo billowday sannadihii lixdameeyada. Fowziyo oo wareysi gaar ah siisay wakaaladda wararka ee Xinhua (Shinwaa) ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay ka hirgelisay Soomaaliya [...]
January 31st, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »

Number of View: 120 Khamiis, Jannaayo, 31, 2013-Saraakiisha ciidamada maamulka gobolka Hiiraan ee dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jabuuti ee howlgalka midowgga Africa AMISOM ayaa markii ugu horeysay magaalada Baladweyne tababar uga furay haween ka mid noqonaya ciidamada militariga dowladda Soomaaliya. Xerada Lama-galaay oo si hor dhac ah tiro kooban oo haween ah tababarka lagu siinayo [...]
January 31st, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »

Number of View: 103 Thursday, January 31, 2013-The establishment of a legitimate, functioning government and society in Somalia is the greatest problem facing the fragile African state, according to the president. Speaking before a joint meeting of the European Parliament’s development and foreign affairs committees on 31 January, President Hassan Sheikh Mohamud said that “the [...]
January 31st, 2013 | Posted in ENGLISH | Read More »

Number of View: 69 Khamiis, Jannaayo 31, 2013—Wafdi uu horkacayo ra’isul wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa goordhow gaaray magaalada Marka ee xarunta gobolka shabeelaha hoose. Wafdiga ra’isul wasaaraha ayaa waxa kamid ahaa wasiirka gaashaandhigga Mudane C/xakiin Max’uud Xaaji Fiqi, wasiirka wasaaradda arimaha gudaha iyo amniga qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed, [...]
January 31st, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »

Number of View: 49 Arbaco, January 30, 2013-Sidii aad la socoteen waxaa maalmihii aynu ka soo gudubnay ku sugnaa magaalada Brussels ee dalka Belgium madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo, kaasi oo martiqaad ka helay Madaxda sare ee Midowga Yurub. Madaxweynaha ayaa waxaa uu xarunta Midowga Yurub kula kulmay Madaxweynaha Golaha Midowga [...]
January 30th, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »

Number of View: 88 BRUSSELS, Jan 30 – Somalia took a fresh step in its return to the international fold on Wednesday with a high-profile EU visit by its leader that comes days after finally winning US recognition. Months after his election, new Somali President Hassan Sheikh Mohamud was to meet the European Union’s top [...]
January 30th, 2013 | Posted in ENGLISH | Read More »

Number of View: 83 Arbaco, Jannaayo 30, 2013-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, maanta magaalada magaalada Brussels waxa uu kula kulmay Madaxweynaha Golaha Midowga Yurub Herman Van Rompuy. Labada Madaxweyne ayaa wada hadalkooda kaddib waxa ay shir jaraaid ku qabteen xarunta Midowga Yurub ee magaalada Brussels. Waxaa ka hadashay booqashada Madaxweynaha Catherine Ashton oo wakiilka sare [...]
January 30th, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »