Home » February 27th, 2013 Entries posted on “February, 2013”

Maxkamadda Ciidamada Puntland oo dil Toogasho ku Xukuntay dad uu ku jiro Axmed Godane

shabaabxukun

Number of View: 120 Arbaco, Feberaayo 27, 2013— Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maanta xukun ku ridey dad ku eedeysnaa in ay ka danbeeyeen dilkii Sheekh/Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan oo kamid ahaa culimada waaweyn ee Soomaaliya. Eedeysaneyaasha oo ay tiradoodu tahay 12- qof, islamarkaana ay 6 kamid ahi maxkamadda joogeen, waxaa dhamaantood lagu [...]

February 27th, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Degmada Buurhakaba

Number of View: 132 Arbaco, Feberaayo 27, 2013 — Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo iskaashanaya ayaa 7:00 aroonimo saakay oo Arbaco ah si nabad ah kula wareegay degmada Buur-hakaba ee gobolka Bay, kaddib markii ciidamadu labaadii maalmood ee lasoo dhafay ku dhawaanayeen degmadaas. Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka, Jen. C/kariin Yuusuf Aadan (Dhego-badan) oo [...]

February 27th, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »

Dagaallo siyaabo kala duwan uga dhacay Degmada Baydhabo iyo duleedkeeda

Baydhabo

Number of View: 66 Arbaco, Feberaayo 27, 2013— Ugu yaraan shan qof oo labada dhinac ah ayaa ku dhintay tiro intaas ka badnna way ku dhaawcmeen dagaal culus oo ciidamada dowladda iyo xoogagga Al-shabaab ku dhexmaray gabal-dhicii shalay deegaanka Daynuunaay oo 18-km u jira degmada Baydhabo. Dagaalkan ayaa qarxay markii dagaalyahannada Al-shabaab ay weerareen saldhig [...]

February 27th, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »

Five EU Ambassadors present jointly their credentials to the President of Somalia

eu1

Number of View: 88 Tuesday, February 26, 2013-Today, the EU Ambassadors of Germany, Margit Hellwig-Bötte, France, Etienne De Poncins, Spain, Javier Herrera García-Canturri , Belgium, Bart Ouvry, and Finland, Sofie From-Emmesberger , have presented jointly their credentials to the President of Somalia to become their countries’ first Ambassadors to the Federal Republic of Somalia for [...]

February 26th, 2013 | Posted in ENGLISH | Read More »

Oday Soomaaliyeed oo ka qalin-jebiyay Jaamacadda London

tuuryare2

Number of View: 149 Talaado, February 26, 2013- Qofna waxbarasho kama duqoobo, cilmigana qofka waa baran karaa markaa uu dhasho illaa uu ka dhinto, sida qur’aamka kariimka ah ku cadna ma eka qof wax bartay iyo qof aanan waxba baran. Waxaan daliilladan waxbarashada u soo qaatay in aan qormadan ku caddeeyo in waxbarashadu aysan da’ [...]

February 26th, 2013 | Posted in WAREYSIYO | Read More »

Dagaal ka dhacay deegaan ka tirsan Gobolka Bakool

dagaalgedo

Number of View: 77 Talaado, Febraayo,26, 2013-Ciidamada Xoogga dalka soomaaliyeed ee ku sugan degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa maanta dagaal ku qaadey degaanka la yiraahdo Faraq iyo Abagbeedey., Dagaalkaas waxuu ahaa mid aad u culus , waxaana la sheegayaa dhimisho labada dhinac ah oo gaareysa 7 qofood,  iyadoo dhaawac badanna uu jiro. Ciidammada Amisom [...]

February 26th, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »

Barnaamijka Tartanka Hirgeli Hammigaaga Faneed oo Muqdisho lagu qabtay

Somali idol 098

Number of View: 91 Talaado, February 26, 2013 Kaddib 25 sano oo colaado iyo dagaallo ay ka socdeen dalka Soomaaliya ayaa waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabtay tartan faneed la mid ah midkii Heesaha Hirgalay, kaasi oo hal-ku-dhiggiisu yahay Hirgeli Hammigaaga Faneed oo ay ka qeybgaleen fannaaniin badan oo hibo faneed leh. In ka badan 1000 [...]

February 26th, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »

Ilaa shan Danjire oo reer Yurub ah oo warqadahooda aqoonsi u gudbiyay madaxweynaha Soomaaliya

ambassadors

Number of View: 80 Talaado, Feberaayo 26, 2013— Waxaa maanta magaalada Muqdisho warqadahooda aqoonsiga danjirinimo u gudbiyay madaxweeynaha Soomaaliya ilaa shan danjire oo ka socotay qaar ka tirsan wadamada reer Yurub, kadib 21 sano oo dalka Soomaaliya aysan ka jirin wax dowlad rasmi ah. Danjireyaasha warqadooda aqoonsi u gudbiyay madaxweeynaha Soomaaliya ayaa waxaa kamid ah [...]

February 26th, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »

Xaaladda Kismaayo oo dagan iyo ciidamadii oo lakala qaaday

Kismaayo11

Number of View: 194 Axad, Feberaayo 24, 2013 —Xaaladda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose ayaa maanta dagan kadib dagaal xooggan oo shalay gudaha magaalada ku dhexmaray ciidamo beeleedyo kawada tirsan maamulka KMG ee magaaladaasi. Waxaa maanta caadi kusoo noqday dhaqdhaqaaqii bulshada, sida; waxbarashada, ganacsiga, iyo isu socodkii gaadiidka, kadib markii lagu guuleeystay in [...]

February 24th, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho kula kulmay wafdi ka socdy Midowga Yurub

EU Somalia 6

Number of View: 47 Axad, Feberaayo 24, 2013 — Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Michal Caravan, safiirka dalka Ingiriiska ee Soomaaliya, Mark Boucher iyo wakiil ka socda safaaradda Faransiiska ee Kenya. Shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen ra’iisul wasaaraha [...]

February 24th, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »

Recently Commented