Abwaan Weedhsame oo ka hadlay sidii uu u sameeyay Heesta ha i raadsan

Arbaco, December 26, 2012-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame oo ka mid ah Abwaannada Soomaaliyeed ee curintooda aadka loo jecel yahay ayaa wuxuu ka warramay sidii uu u sammeeyay heesta HA I RAADSAN ee uu ku luuqeeyo fannaanka Mursal Muuse, taasi oo markii ay soo baxday laga sameeyay fasirro qaldan iyo in ay siyaasad ku lug-leedahayoo ay ku saabsan tahay Somalia iyo Somaliland, iyadoo weliba lala xiriiriyay hees kale oo ay ku luuqeyso Fannaanadda Xaawo Kiin, taasi oo hal-ku-dhiggeedu yahay HA IGA ROORIN.
HADDABA HOOS KA DAAWO ABWAANKA OO KA HADLAYA
codkasoomaalida@gmail.com















