Published On: Sat, Jan 12th, 2013

Cabdifataax Yare iyo Ikraan Carraale oo soo saaray muuqaalka heestii Mililico

Share This
Tags
Number of View: 280


Fannaaniinta Cabdifataax Yare iyo Ikraan Carraale oo munaasabaddii sanadka cusub waxay dib u duubeen weliba si muuqaal ah Heestii ay cod ahaanta horay ugu soo saareen ee MILILICO, taasi oo ahayd mid ay dadka Soomaaliyeed si weyn u jecleysteen, isla markaana ay TV-yo Soomaaliya oo Musalsallo sii daaya ay heestan hordhac ahaan ugu isticmaaleen heestan.


HOOS KA DAAWO HEESTA MILILICO

 

 

codkasoomaalida@gmail.com

 

About the Author

-