Home » FANKA You are browsing entries filed in “FANKA”

Dhegeyso Hees fasirro kala duwan laga bixiyay

mursal_Muuse

Number of View: 29Heestan oo uu miraheeda sameeyay Abwaan Weedhsame ayaa wuxuu hal-ku-dhiggeedu yahay XADHIG MARAN, waxaana ku luuqeynaya Fannaanka Codka macaan ee Mursal Muuse. Heestan ayaa markii ay soo baxday waxaa laga bixiyay fasirro kala duwan oo midi yahay in fannaanka uu heestan kula hadlayo Xaaskiisa Khadra Sinimo, halka kuwo kalena ay leeyihiin heesta [...]

June 17th, 2013 | Posted in FANKA | Read More »

DAAWO HEESTII HOBEEYA oo dib loo soo cusbooneysiiyay

shooli1

Number of View: 18Heestan Hobeeya oo kamid ah kuwii ugu caansanaa dalkeena xilliyadii Sideetanaadki ayey labadan fanaan ee dhalinyarada ah ku fara yareysteen Waa Omar Shooli iyo Duluf oo Reer North Amerika ah, sida idiin muuqatana waxaa Clipkan ana Video-gan sameeyay Wiilka dhalinyarada ah ee maalmahan danbe wacdaraha ka dhigay meel walba oo lagu daawado [...]

June 17th, 2013 | Posted in FANKA | Read More »

Daawo Heesta Dhakafaar ee Iqra Yareey

Iqra1

Number of View: 8Fanaanadda Iqra Yareey ayaa soo saartay muuqaalka heesteeda Dhakafaar oo qaab casri ah loo duubay. Heestan waxaa laxanka saaray Jooqle, waxaana Muusikada ku laray Xasan Cujeer Cajami. HOOS KA DAAWO HEESTA   codkasoomaalida@gmail.com Maxay kula tahay?

June 17th, 2013 | Posted in FANKA | Read More »

Fannaanka Iskilaaji oo soo saaray hees cusub oo muuqaal ah

iskilaaji2

Number of View: 14Fannaanka Cabdicasiis Iskilaaji ayaa soo saaray hees cusub oo muuqaal ah, taasi oo hal-ku-dhiggeedu yahay SHACNI. HOOS KA DAAWO HEESTA codkasoomaalida@gmail.com Maxay kula tahay?

June 17th, 2013 | Posted in FANKA | Read More »

Sahruuja iyo Shooli Yare oo soo saaray muuqaal hees hore

SAHRUUJA

Number of View: 189Labada fanaan ee dhalinyarada ah ayaa dib u soo cusbooneysiiyey heestii Daadooy ee ay ku wada luuqeyn jireen fanaaniinta caanka ah ee Axmed Naaji iyo Caasho Cabdoow Suleymaan, oo beri samaadkii hogaanka u haayeen fannaaniinta Banaadiriga. HOOS KA DAAWO HEESTA   codkasoomaalida@gmail.com Maxay kula tahay?

June 11th, 2013 | Posted in FANKA | Read More »

Heesta Guul Alle ee Nimco Yaasiin iyo Cabdijabbaar Al-Khaliiji

nimco

Number of View: 1012 EREYADII: CABDINAASIR CALI XAMARI LAXANKII: CABDINAASIR CALI XAMARI CODKII: NIMCO YASIIN IYO ABDIJIBAR AL KHALIIJI MUSIC BY: MUSTAF KARAMA DIRECTED & PRODUCE BY STUDIO LIIBAAN VOCAL RECORDING BY: MUSTAF KARAMA EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN SOOSAARIDII: STUDIO LIIBAAN Liibaan Jama Website http://studioliibaan.com/ Copy Right Liibaan Jama Maxay kula tahay?

May 15th, 2013 | Posted in FANKA | Read More »

Wareysi fannaanadda Ayaan Toromso VIDEO

toromso12

Number of View: 1124 Maxay kula tahay?

May 14th, 2013 | Posted in FANKA,WAREYSIYO | Read More »

FAALKII SHIIKHUL KULLI

Coromo

Number of View: 585(Felegow run sheeg – Fooxow run sheeg – Faalow run sheeg) Cali iyo cambaro ayaa labaatan jir isku guursaday waxaa jirkooda ku duxay caashaq dhiigga iyo dhuuxa ku milmay. Waxay noqdeen qoys maal adduun, mood iyo noolba Alle ku galladay, waxaa Alle dhacaankooda ka beeray oo ay isu dhaleen 10 wiil iyo [...]

May 7th, 2013 | Posted in FANKA,MAQAALLO | Read More »

Fanaanadda Ikraan Carraale oo soo saartay muuqaalka heestii DHAYAL

ikraan12

Number of View: 1857Fanaanadda Ikraan Maxamed Carraale oo ka mid ah fannaaniinta cusub kuwa ugu codka macaan ayaa soo saartay Muuqaalka heesteedii DHAYAL, waxayna heestan u sameysay caab cajiib ah, iyadoo ay si wanaagsan uga qabteen filimka C/Naasir Cirro iyo Yuusuf Garabeey. HOOS KA DAAWO HEESTA DHAYAL   codkasoomaalida@gmail.com Maxay kula tahay?

April 8th, 2013 | Posted in FANKA | Read More »

Fanaanadda Hani UK oo soo saartay hees cusub

hani2

Number of View: 1545Khamiis, April 04, 2013—Fanaanadda Hani Uk ayaa soo saartay hees muuqaal ah ooh al-ku-dhiggeedu yahay KU HAY, waana Erayadii Abwaan Hurfe Cali Qaylo, Laxankii Mustafe TT, Music Mustafa Dafle, Video by Abdinasir Cirro iyo Yusuf Garabey Cirro_Productions_2013. HOOS KA DAAWO HEESTA   codkasoomaalida@gmail.com Maxay kula tahay?

April 4th, 2013 | Posted in FANKA | Read More »

Recently Commented