HAMBALYO AROOS
Number of View: 1263Dhamaan maamulka Shabakada caalamiga ah ee Deeyoo.com qeybaheeda kala duwan iyo Shabakadda Codkasoomaalida.com ayaa hambalyo qaali ah hawada u marinaya mid kamid ah asxaabta warbaahinta iyo weliba walaal qaali ah Abdirahman Hudeyfi iyo Xaajiyadiisa Sucdi Abdullahi oo ku aqal galay caasimada Norway ee Oslo. Waxaa tihiin dad nagu More...
MEHER FARXADEED
Number of View: 235Sabti, March 30, 2013-Maamulka iyo howl-wadeennada Shabakadda Codka Soomaalida waxay hambalyo farxad leh u dirayaan Wariye Xasan Liisho iyo Idil Yuusuf Geelle oo meherkoodu ka dhacay UK, taariikhdu More...
Hambalyo Aroos
Number of View: 320 Anagoo kala ah bahda saxaafada gudaha iyo dibadda ee hoos ku taxan waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin ugu diraynaa Cabdirahmaan Maxamed Xasan Xudeyfi iyo Sucdi Cabdulaahi Cali “Sucdiina Qaali” More...
AROOS WACAN
Number of View: 607 Hambalyo Loo dirayo Tafaftiraha Goolfm.net Maxamed Xaaji Xuseen Raage iyo Raxmo Maxamed Cabdi (Raxmo Ruuxi) oo uu aqalgalkoodu ka dhacay Nairobi (Daawo Sawirada) Aabe Xaaji Xuseen Raage Aabe More...
Fannaaniinta Ikraam Maxamed Carraale iyo Saxardiid Maxamed Saxardiid oo Hargeysa ku aqalgalay
Number of View: 267 Talaado, May 29, 2012-Fanaanadda Ikraan Maxamed Carraale ayaa ugu dambeyntii hanatay oo la aqal-gashay wiil ay dhawaanahan isu cindanaayeen oo isna fannaan kale ah, kaasi oo lagu magacaabo Saxardiid More...
Meher farxadeed
Number of View: 31 Waxaa hambalyo u direynaa Saxardiid Maxamed Saxardiid iyo Ikraan Maxamed Carraale oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa, waxaana leenahay meherkiinu ha noqdo midkii aqal-galku ka dambeeyo. Isku More...









