Koob loo dhigay Kooxo ka kala socda GalMudug, Puntland, Ximin iyo Xeeb iyo Ahlusunna oo Maanta ka furmay Gaalkacyo
Number of View: 161Jimco, Abriil 12, 2013 — Magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta ka furmaya tartan kubadda cagta ah, kaasoo ay ka qayb gelayaan xulal ka kala yimid gobollada dhexe ee dalka, islamarkaana kala metelaya maamullada Gal-mudug, Puntland, Ximin iyo Xeeb; iyo Ahlu-sunna. Tartankan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey islamarkaana More...
Koox ka dhisan Columbus OHIO oo ku guuleysatay Koobka Indoor Soccer Cup (SAWIRRO)
Number of View: 243Talaado, Abriil 02, 2013— Maalintii Axadda ahayd ee lasoo dhaafay ayaa waxaa (31 Maarso, 2013), waxaa lagu soo gaba-gaboobay tartankii 13- aad ciyaaraha kubadda cagta ee Indoor Soccer Cup magaalada More...
Tartankii ciyaaraha qaboowga oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Helsinki
Number of View: 250Khamiis, March 21, 2013—Tartanka kubadda cagta ah ee dhalinyaradda cuslaatay ayaa wuxuu baryahanba uu ka socdey magaaladda Helsinki ee caasimadda wadanka Finland,tartankaan ayaa waxaa uu ahaa More...
Bahda Sportiga J/Hoose oo Taageertay Doorashadii GOS iyo Wakiilkooda Jabroos
Number of View: 202Khamiis, March 21, 2013—Shir balaaran oo ay Bahdii Sportiga magaalada Kismaayo ee xarunta J/Hoose ku yeesheen halkaasi,ayaa waxaa ay kaga hadleen arimaha dhinaca Ciyaaraha ee Gobolka iyo xiriirka More...
Guddiga Isboortiga Gobolka J/hoose oo u mahadceliyay xubno ka tirsan Qurbo-joogta gobolka
Number of View: 118Khamiis, 21 Maarso, 2013—Gudiga isboortiga gobolka J/hoose oo maanta shir jara’aid ku qabtay xafiiskooda magaalada Kismaayo ayaa u mahadceliyay shaqsiyaad ay sheegeen in ay gacan weyn ka geysteen More...
GOS oo Baabi`isay wakiiladii u fadhiyay daafaha Dunida
Number of View: 130 MUQDISHO - Guddiga Olambikada Soomaaliyeed ayaa maanta shaaca ka qaaday in dhamaan wixii wakiilo ee u fadhiyay daafaha dunida in la Baabi`iyay (Canceled) jiritaankooda sida ku cad wareegto More...
Tartanka xiddigaha K/cagta oo la shaaciyay xiliga la qabanayo
Number of View: 132 Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa shaaciyay xilliga la qabanayo tartanka xiddigaha kubada cagta Soomaaliya kaas oo looga dhawaaqay shir saaka ka dhacay xarunta xiriirka Soomaaliyeed More...
Tartan Kubaddda Cagta ah oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kismaayo (DAAWO SAWIRRO)
Number of View: 102 Sabti, Maarso 09, 2013 —Waxaa shalay gelinkii danbe garoonka caalamiga ah ee waamo Stadium ee magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyay tartan kubadda cagta ah oo loo qabtay kooxaha Zera A-da More...
Xulka K/Koleyga Degmada C/Casiis oo ka badisay kooxda Boondheere
Number of View: 61 MUQDISHO – Garoonka Kubadda Koleyga Degmada C/Casiis ayaa waxaa Ciyaar ka tirsan Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir galabta isaga horyimid Degmooyinka C/Casiis iyo Boomdheere. More...
Kooxda Heegan oo u Xafladeysay Guulaha ay ka soo Hoyeen Kubadda Gacanta
Number of View: 60 Isniin, Feberaayo 18, 2013— Maamulka naadiga Heegan ayaa Maqaayadda weyn ee LIDO SEA FOOD Casho Sharaf lagu maamuusayo guulaha ay ciyaarta Kubadda Gacanta ka soo hoyeen wiilasha iyo gabdhaha More...









