Maxaad ka taqaanaa shaqsiyaadka Qas-wadayaasha ah ee waday Mooshinkii Dhicisoobay.?
Number of View: 343Axad, May 19, 2013—Iyadoo todobaadyadii ugu dambeysay ay koox Xildhibaano ah wadeen mooshin ay doonayaan ay khal khalgeliyaan horumarka ay ku talaabsatay Xukuumada Raysal Wasaare Saacid ka gaartay dhanka siyaasada, arrimaha dibadda, cadaalada iyo garsoorka, fidinta siyaasada dawladda ee gobolada dalka iyo xoojinta midnimada Soomaaliyeed, More...
FAALKII SHIIKHUL KULLI
Number of View: 302(Felegow run sheeg – Fooxow run sheeg – Faalow run sheeg) Cali iyo cambaro ayaa labaatan jir isku guursaday waxaa jirkooda ku duxay caashaq dhiigga iyo dhuuxa ku milmay. Waxay noqdeen qoys More...
My Life as a diplomat
Number of View: 146By NURUDDIN FARAH Cape Town WATCHING from afar, people find it difficult to understand the intractability of the conflict in Somalia. The cycle of violence, almost mysteriously, remains uninterrupted. More...
“Somalia never left from my heart and from my mind”: Reflections of a Female Refugee by Andrea Hall
Number of View: 478By caitlin.mcwilliams Wednesday, March 20, 2013 Fleeing Somalia at the age of 22 could have been the defining moment in Shukria Dini’s life. “The country where I was born and called home did More...
Maamulka Kismaayo wuxuu mudan yahay in la taageero
Number of View: 184 Isniin, Maarso 11, 2013 —Dhibaatooyinka tiro beelay ee dalkeena dhulka lagalay waxay uqaybsamaan dhowr qaybood balse waxaa ugu daran oo ilaa iyo xiligaan daawo loowaayey cudurka dilaaga ah More...
Taariikhda Uhuru Kenyatta
Number of View: 205 Uhuru Kenyatta waa nin qani ah waxa uuna ka mid ahaa labadii Ra’iisul wasaare ku xigeen ee Kenya. Waxaa dhalay ninkii u horseeday Kenya inay xornimada qaadato ee Mzee Jomo Kenyatta, isla More...
Boqolaal Dadweyne ah oo Booqda bartii uu ka billowday Jaceylkii Cilmi Boodhari iyo Hodan
Number of View: 396 Sabti, Feberaayo 23, 2013— Magaaladda Berbera waxaa ku taalla goob ku qaali ah ummadda soomaaliyeed, isla markaana bishii mar ay booqasho ku tagaan boqolaal qof oo u soo daawasho taga, isla More...
WALIGAA HA IS ORAN WAXBA MA QABAN KARTID
Number of View: 309 Jimco, February 22, 2013-Jilaaga reer Britian, Rowan Atkinson oo loo yaqaan ( Mr, Bean) marbuu badbaadiyey diyaarad uu rakaab ka buuxo, xilli duuliyihii diyaaradu uu miyir beelay!! Mr BEAN, wuxuu More...
XIR AMA I DIL, WALLAAHI MA AAMUSAYO !
Number of View: 118 Axad, Feberaayo 10, 2013-Ma aha wax ku cusub dhegaha shacabka Soomaaliyeed in saxafi lagu dilo ama lagu dhaawaco gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo qorshaha laga leeyahay dilka wariyeyaashuna ay More...
UK should press Somalia on journalist’s jailing, murders
Number of View: 61 February 1, 2013 The Rt. Hon. David Cameron Prime Minister of the United Kingdom 10 Downing Street London SW1A 2AA Great Britain Via facsimile: (+44) 2079250918 Dear Prime Minister Cameron, In More...









