Jilaaga Sanjay Dutt oo shan sano oo xabsi ah lagu xukumay
Number of View: 529Khamiis, Maarso 21, 2013 — Jilaaga caanka ah ee Bollywood Sanjay Dutt ayay maxkamad ku taalla dalka Hindiya ku xukuntay xabsi shan sano ah, kaddib markii lagu soo eedeeyay dembi la xiriira in uu ku lug lahaa qaraxii sanadkii 1993 ka dhacay Magaalada Mumbai ee dalka India. Sanjay Dutt oo horay u soo qaatay xabsi ah hal sano iyo bar More...
Salman Khan iyo Deepika Padukone oo wada jilaya Filimka Kick
Number of View: 317 Talaado, March 19, 2013—Aktaradda Deepika Padukone ayaa ku guuleysatay in ay filimka soo socda ee Kick ay la sameyso aktarka Salman Khan, waxayna booska kala baxday atariishooyin kale oo ay More...
Wariyayaal caan ah oo ka tegay Universal TV
Number of View: 384 Sabti, Maarso 9, 2013- TV-ga Caalamiga ah ee Universal TV ayaa waxaa shaqadii ka tegay seddex wariye oo caan ah, kuwaasi oo howlo muhiim ah ka hayay TV-ga. Wariyayaashan ayaa kala ah Ridwaan More...
Jilaaga Salman Khan oo sheegay in maalinta Jaceylka adduunka aysan wax macno ah ugu fadhin
Number of View: 250 Khamiis, February 14, 2013-Jilaaga caanka ah ee Bollywood Salman Khan ayaa sheegay in maalinta jaceylka Adduunka ee Valentine’s day aysan wax macno ah ugu fahdin. Salman Khan oo aan weli guursan More...
Jilaaga Saif Ali Khan oo ka sheekeeyay Filimka Race 2 ee ay soo saareen
Number of View: 504 Talaado, January 29, 2013-Jilaaga, Heesaaga iyo Muusikiistaha Saif Ali Khan ayaa ka sheekeeyay filimka Race 2 ee ay isaga iyo saaxibadiisa Bollywood-ka soo wada saareen, wuxuuna sheegay in qeybtan More...
Deepika Padukone iyo Ranveer Singh oo xiriir jaceyl billaabay
Number of View: 196 Axad, January 21, 2013-Xiddigaha Bollywood ee kala ah Deepika Padukone iyo Ranveer Singh ayaa waxaa soo baxaya warar ay warbaahinta dalka India qaarkeed daabacday oo salka ku haya in labada jilaa More...
Ra’iisal Wasaaraha oo maanta booqday Degmada Afgooye iyo Idaacadda Shabeelle
Number of View: 56 Axad, January 20, 2013-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdi uu hogaminayo ayaa maanta booqashooyin ku kala bixiyay degmada Afgooye More...
Madaxweyne Obama iyo Madaxweyne Xasan Shiikh oo ku kulmay aqalka cad
Number of View: 105 Khamiis, January 17, 2013-Madaxweynaha Dalka Mareeykanka Barack Obama ayaa ku soo dhaweeyay aqalka Cad ee dalka Mareeykanka Madaxweynaha Soomaaliya , Waxaana ay labada Madaxweyne halkaasi ku More...
NALA FIIDSO
Number of View: 97 Jimco 31-ka Agoosto 2012-Akhristayaal waxaan ku soo dhawaataan qeybtii ugu dambeysay ee barnaamijkii NALA FIIDSO, waana barnaamij ka baxa TV-ga Universal todobaadkiiba labo jeer. HOOS KA DAAWO More...
Mar kale iyo Barnaamijkii NALA FIIDSO
Number of View: 97 Jimco 24-ka Agoosto 2012-Aqristayaasheena sharafta leh waxaan halkan mar kale ugu soo gudbineynaa qeyb kale oo ka mid ah barnaamijka xiisaha leh ee NALA FIIDSO ee ka baxa TV-ga Universal, kaasi More...









