Maxaad ka taqaanaa shaqsiyaadka Qas-wadayaasha ah ee waday Mooshinkii Dhicisoobay.?
Number of View: 361Axad, May 19, 2013—Iyadoo todobaadyadii ugu dambeysay ay koox Xildhibaano ah wadeen mooshin ay doonayaan ay khal khalgeliyaan horumarka ay ku talaabsatay Xukuumada Raysal Wasaare Saacid ka gaartay dhanka siyaasada, arrimaha dibadda, cadaalada iyo garsoorka, fidinta siyaasada dawladda ee gobolada dalka iyo xoojinta midnimada Soomaaliyeed, More...
Taliyaha cusub ee ciidamada booliska Soomaaliya oo xilkiisa la wareegay (SAWIRRO)
Number of View: 214Axad, May 12, 2013—Maalin kadib markii uu xilka kula wareegay xaflad ballaaran oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, oo ay kasoo qayb galeen, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon, More...
JEN. CADDE MUUSE XIRSI: “Qof walba oo Puntland jooga waa ogyahay inay dhibaato ka jirto Deegaannada Puntland”
Number of View: 245Jimco, May 10, 2013— Madaxweynihii hore ee Puntland Gen. Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde) oo maanta shir-jaa’id ku qabtay guriga uu ka degen yahay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, More...
Qarammada Midoobay oo sheegtay in Askar badan oo AMISOM ka tirsan lagu dilay Soomaaliya tan iyo Sannadkii 2007
Number of View: 106Jimco, May 10, 2013— Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 3,000 oo askari oo ka tirasn ciidamada AMISOM lagu dilay gudaha Soomaaliya tan iyo sannadkii 2007 oo uu howlgalkan billowday, iyadoo sheegtay More...
Warbaahinta iyo sida ay u shaqeyso- VIDEO
Number of View: 314Saxafiyadda Idil Cabdi Cusmaan oo la soo shaqeysay BBC-da, VOA iyo Jariidada the Guardian ayaa barnaamijka FOOL KA FOOL ee Universal TV waxay uga warrantay warbaahinta iyo sida ay u shaqeyso, More...
WASIIRKA GAASHAANDHIGGA SOOMAALIYA: “Qorshaha ammaan ee dalkeenna waxaa u dagsan in la helo 28,000 oo askari”
Number of View: 76Khamiis, May 09, 2013— Wasiirka gaashaandhigga Somalia, C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo ka mid ah wafdiga madaxweynaha Soomaaliya ee ku sugan London ayaa sheegay inay hakad galeen kaddib markii More...













