Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Turkiga oo si weyn loogu soo dhaweeyey Muqdisho.
Number of View: 42 Muqdisho 18, July, 2012, Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Turkiga Sayn Baker Bosdag iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana waftiga si diirran ugu soo dhaweeyey Garoonka More...
Safaaradda Soomaalida ee Turkiga oo hawada soo gelisay Website wararkeeda lagala socon karo
Number of View: 53Axad, April 22, 2012- Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga ayaa si rasmi ah u howlgelisay bar internet (Website) kaasi oo ay si toos ah dadka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan kula xiriiri More...
Wafdi ka socda Kenya oo Muqdisho ku sugan
Number of View: 37Axad, April 22, 2012-Wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibedda dalka Kenya ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo lagu wado in ay kulammo la qaataan madaxda More...










