DR. BAADIYOW: “Aqoonyahan isbedel keeni kara”

Sabti, August 18, 2012-Dr. C/raxmaan Macallin C/llaahi Baadiyow oo ka mid ah musharrixiinta u tartameysa xilka madaxweynenimada Soomaaliya ayaa haddii loo doorto xilka madaxweynenimada Soomaaliya waxaa uu isbedel u keeni karaa haddii alle idmo dalka Soomaaliya oo muddo 22 sanadood ah dowlad la’aan soo ahaa.
DAAWO HADALKA DR. BAADIYOW
webmaster@codkasoomaalida.com















