Fanaanadda Shamso Maxamed Food oo soo saartay hees muuqaal ah

Fanaanadda Shamso Maxamed Foot oo ka mid ah fanaaniinta Soomaaliyeed ee fankoodu uu ku soo caan baxay qurbaha ayaa soo saartay hees kale oo muuqaal ah, taasi oo halku dhiggeedu yahay BARIIDO. Heestan oo ah mid aad u dabacsan ayay fanaanaddu ku gudbineysaa farriin jaceyl ah.
HOOS KA DAAWO HEESTA















