Fannaanka Cabdifataax Yare oo ruxay masraxa Universal TV

Talaado, January 22, 2013-Fannaanka Cabdifataax AxmedTacabir (Cabdifataax Yare ayaa sanadkan billowgiisii waxaa uu qaaday heestii sida labo walaalo ah iyo heesta kale ee Dahab la miiray, taasi oo uu ku soo bandhigay masraxiyad aad u heer sarreysa, isagoo si aad ugu ciyaaray muusikada heesta.
HOOS KA DAAWO LABADA HEESOOD
codkasoomaalida@gmail.com















