Published On: Sat, Dec 29th, 2012

Hambalyo Aroos

Share This
Tags
Number of View: 317


Anagoo kala ah bahda saxaafada gudaha iyo dibadda ee hoos ku taxan waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin ugu diraynaa Cabdirahmaan Maxamed Xasan Xudeyfi iyo Sucdi Cabdulaahi Cali “Sucdiina Qaali” oo meherkoda caawa ka dhacay magaalada Oslo ee cariga Norway.

Dadka hambalyada diraya oo kala ah:

1. Maamulaha Shabada Soomaalidamaanta Mohamed Abdulle Hassan “Siidi”
2. Maamulaha shabakada Calanka Cabdi Cabdulaahi Deeqow
3. Maamulaha Shabakada Balcad Cabdifataax Lajecloow
4. Maamulaha Shabakada Dalsan Radio Xasan Cali Geesey.
5. Maamulaha Shabakada Madiina.net Ugaas Xasan Macallin Cabdulqaadir.
6. Maamulaha Shabakada Somaliweyn Xuseen Calasow.
7. Tifaftiraha Shabakada Hiiraan.com Salaad Iidow Xiis
8. Maamulaha Shabakada Xidigtabanarama Cali Muxudiin Cali
9. Maamulaha Shabakada Caasimada.com Axmed Cali Shiikh
10. Tifaftiraha Jowhar.com Cabdicaziiz Xasan Maxamed Golf.
11. Wariye Nadiifo Cali Shadoor
12. Wariye Anfac Cumar Cadoow
13. Wariye Ikraan Cali Kaar.
14. Wariye Maxamed Xaaji Boore Tifaftiraha Goolfm.net
15. Maamulaha Shabakada Shaaciye Xuseen Cabdulle Xasan “Xuseen Shaaciye”.
16. Wariye Xasan Raasta
17. Wariye Xasan Liishe Tifaftiraha shabakada codkamuqdish.com
Dhamaan Wariyaha Gudaha iyo dibadda waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Wariye Cabdirahman Xudeyfi iyo Sucdi Qaali oo caawa meherkooda ka dhacay caasimada Norway, waxay dhamaan dadkaani Allah ugu baryey in arooskoodu soo deg dego ubad qeyr qaba Allah kala siiyo Aaamiin.

 

codkasoomaalida@gmail.com

About the Author

-