Published On: Thu, Aug 30th, 2012

Isku aadka horyaallada Yurub oo la soo saaray

Share This
Tags
Number of View: 50


Magaalada Monaco ee dalka Faransiiska ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu shaacinayay isku aadka kooxaha isaga hor-imaan doona tartanka horyaalnimada qaaradda Yurub, kaasi oo xilli ciyaareedkiisu yahay 2012/2013.

Haddaba kooxaha ayaa waxay isugu dhici doonaan sidan:

Group A: Porto, Dynamo Kiev, Paris St Germain, Dinamo Zagreb

Group B: Arsenal, Schalke, Olympiakos, Montpellier

Group C: AC Milan, Zenit St Petersburg, Anderlecht, Malaga

Group D: Real Madrid, Manchester City, Ajax, Borussia Dortmund

Group E: Chelsea, Shakhtar Donetsk, Juventus, FC Nordsjaelland

Group F: Bayern Munich, Valencia, Lille, BATE Borisov

Group G: Barcelona, Benfica, Spartak Moscow, Celtic

Group H: Manchester United, Braga, Galatasaray, CFR Cluj

webmaster@codkasoomaalida.com

About the Author

-