Kooxda Qeylodhaan oo soo saartay Hees waddani ah

Kooxda Qeylodhaan Nairobi ayaa soo saartay dhawaan hees cusub oo waddani ah, taasi oo lagu guubaabinayo madaxda iyo dowladda Soomaaliyeed, iyadoo fannaaniinta ku luuqeyneysana ay u badan yihiin fannaaniinta magaalada Nairobi marka laga reebo Jooqle Shire.

DAAWO HEESTA
codkasoomaalida@gmail.com















