Published On: Fri, Feb 1st, 2013

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay ujeeddada socdaalka uu Britain ku tegay- VIDEO

Share This
Tags
Number of View: 37


Jimco, February, 01-2013 -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi  uu hoggaaminayo ayaa waxay gaareen caasimadda dalka Ingriiska ee London.

Waxaa safarkan Madaxweynaha ku wehliya R/Wasaare Ku Xigeenka, ahna Wasiirka arimaha dibadda iyo iskaashiga Caalimiga Marwo Fawziyo Yusuf Adan,Wasiiru-dowlaha madaxtooyadda Faarax Shiikh Cabdulqaadir, la-taliyayaasha Madaxweynaha, iyo saraakiil ka howlgash xafiiska  Madaxweyaha Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MADAXWEYNAHA OO KA HADLAYA SAFARKIISA

 

 

codkasoomaalida@gnail.com

About the Author

-