Published On: Fri, Aug 10th, 2012

Orodyahanadda Zamzam iyo Maxamed oo laga yaabo in ay Britain iska dhiibaan

Share This
Tags
Number of View: 43


Jimco, August 10, 2012-Zamzam Maxamed Faraax Iyo Maxamed Xasan Maxamed oo Soomaliya Ugu qeyb galayay Ciyaaraha Olompic-da Aduunka ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay iska dhiibeen dalka Ingariiska,Iyagoona Dalbay in aan Soomaaliya lagu celin .

Labadaan Ciyaaryahan ayaa sheegay in ay u cabsanayaan Amaakooda maadaama ay magac weyn ku yesheen Ciyaaraha Olompic-da Aduunka Islamarkaana ay ka soo muuqdeen warbaahinta Caalamka iyo weliba tan Soomaalida.

DAAWO VIDEO-ga WARKAN

 

webmaster@codkasoomaalida.com

About the Author

-