Prof. Culumo C/llaahi oo ka hadashay dhibaatada lagu hayo Badda Soomaaliya

Khamiis, Ogoosto 09, 2012 — Professor Culumo C/llaahi oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed oo wax ka baratay cilmiga Badda ayaa iyadoo wareysi siineysay TV-ga Iftiimiye ayaa waxay uga warrantay dhibaatada lagu hayo Badda Soomaaliya.
HOOS KA DAAWO WAREYSIGA
webmaster@codkasoomaalida.com















