Sidee Yuusuf Garaad loogu soo dhaweeyay Muqdisho? (VIDEO)

Jimco, August 10, 2012-Yuusuf Garaad Cumar oo dhawaan u xuub-siibtay siyaasadda kaddib markii uu iska casilay shaqadii madaxnimada Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho.
Dadweyne aad u faro badan, siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay Yuusuf Garaad oo ay tahay markii ugu horreysay oo uu Muqdisho tegay isagoo siyaasi ah oo aan arrimo saxaafadeed lug ku lahayn.
DAAWO VIDEO-ga WARKA
webmaster@codkasoomaalida.com















