Published On: Sun, May 20th, 2012

Wareysi ku saabsan wiil jaceyl u qaaday Farxiya Fiska

Share This
Tags
Number of View: 261


Axad, May 20, 2012-Raadiyaha Dalmar Radio ee xaruntiisu tahay Dalka Holland ayaa waxaa uu sii daayay Wareysi uu la yeeshay Wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Xasan Bile, kaasi oo sheegay in uu jaceyl u qaaday Fanaanadda Farxiya Axmed Cadaawe (Farxiya Fiska).

Wiilkan ayaa sheegay in jaceylka uu Fanaanadda u qaaday ay ahayd habeenkii sanadka cusub 2011, waxaana habeenkaas qaadday heesta Wadnahey Dhag leh.

DHEGEYSO WAREYSIGA

wiil_jaceyl-u-qaaday-Farxiya_Fiska.mp3

codkasoomaalida@gmail.com

About the Author

-